viernes, 2 de abril de 2010

Kabasho ee cad iyo madow


– Masawiradaas cadka iyo madowga, kuwa dadka gaar ahaan, waa iga murugsiiyaan. Fal-caaddifeed guud ahaanba iska caadi ah. Layaabku waa in ay yahiin kuwa ugu danbeeya kuwa soo diira dareenkaas hilowga, ilaa iyo darajada ay iga qaadaan hadalka maalmo idil. Ma aan iska dhawri karo isku arkid 40 sano jir, tebayo joogtada.

Renato Llerena wuxuu koobka u dhaweeyay bushimihiisa, laakiin ma uusanin gaarin kabasho qaxweha, kaliya oo waa ka carafsaday. Waxa ay ahayd ladid ee caruurnimada oo uu ka dhigtay caado. Ma garwaaqsado isagoo cabay abadba. Renato waa sii wadtay…

– 40 jir, ka fogba xaadirkan, ee maalmahan soo xiga oo aan wali u baxnaanismarin ee i dhinac gudbi doona anigoo ka dareemin in xoogaaba. Waayo oo inta sanooyin oo aan sii jiro waxwalba waxaa ay sii noqdaan farakabaxsi! Caruurnimadaydu waxaa ay qaadadtay wax ku dhow abadnimo; da’-tobanaadku, wax ka yar intii aan jeclaan lehaa. Inta kale waxaa ay u egyahiin xusuus qalaad, sheekooyinka ee saaxiib.

Wuxuu fiiriyay sadaxdiisa waday, oo uu kula kulmi jiray khamiis kasta makhaayad-qaxweedka Cordano. Ilaa iyo mar uun ee bilowgii, waxaa ay ku heshiiyayn in fadhi kasta mid uun lehaan doono erayga. Waxaa jiray kooxo kale ay kula kulmaan sheekeeysi. Renato waa sii wadtay...

– Waan hubaa ku-dhawaadba in ay wax ku leedahay malediiradeeynta. 37 jirkayga waxaan da’da ku baddalay is-lehaanta waqtiga oo waa muran la’aan inaan ilmo ahaa maalin ama labo kahor. Waayana haddeer waananin ku hayin maskaxda joogtada. Hawlahayga waxaan u qabtaa anigoo ka fikirayo tagtada iyo timaadtada, sababta iyo danta, waxa aan sameeyona ma raago, ma ku fidsamo aminka.

Fiiradiisu waxaa ay ku dhaykagtay meelna, bigtana ee uumiga indhihiisa baa ku dartay in xoogaa ee erayo. Sadaxda wadayeed ma uu ka lumin faahfaah, waa u dhagabixiyayn dhamaan. Minqaxweha ayaa kaga jaray hadalka wareeg kale cusub ee qaxwe. Renato waa sii wadtay...

– Waan hubaa ku-dhawaadba? Waa u badan tahay inaan rabo aaminiddeeda. Mid waa garwaaqsadaa dhacdooyinka ee caruurnimadiisa, laakiin ma ahaanin qaab ee curinteeda, ee fahmid wacaasha ee sida loo waariyo. Mid hadda wuxuu ka gaaraa qura fiiro-abuurid, laakiin ma jiraan hubaalo, waayo cunuggu ma gorfeeyo xaalkiisa, sahal-ahaanba wuxuu isku hawliyaa qardajeexid ilbiriqsi walba, wax xiiseeyn ah ee aminbeegid aysanin ka jirin.

Sadaxdiisa waday, ka faa’iideeysanayayn hakashada, waxaa ay qaxweha u soo dhaweeyayn bushimaha, laakiin ma ay kabanin, kaliya oo waa ka carafsadayn. Waxaa ay ahayd caado laga bartay qofka lehaa maalintaas erayga. Renato waa sii wadtay...

– Ka shishena soo bandhigidba, wax raacsan ama ku lidsan, waa qaddac in.

Renato, oo sii wadi lehaa weerta, ayaa kala furay afka, mase ka soo baxin eray. Wadayadiisu waxaa ay yeeshayn dhadhanbeel khafiifsan. Udugga jawiga baa ka tirtiray. Mar ka marba, waxaa ay tebi jirayn qaxwe cabidda. Renato waa sii wadtay...

– Intee buu saameeyn doonaa inaanu ka lehaanno dadkeena waawayn wacyi jiritaankeena gaaban? Haddii mid uusanin ka fikiri lehin, wuxuu dareemi lehaa inuu jirayo ilaa iyo waaqiisa mana aysanin yeelan lehin macne kala qaybin aminka. Ficil kasta wuxuu qaadan lehaa isla intii ee amin. Ogaal-jaceelkuna? Muhashadu? Baqdintu? Kamadanbeeys walbaba waxaa ay yahiin waxyaalo dadajiya ama aayariya amin kasta. Jaahilnimadu waa kuu soo dhaweeysaa abadnimada aminka, aqoontuna salgaarlaawenimada timaadtada?

Ku lunsan dhaxda male-abuurkiisa iyo shakigiisa – dhacsaalan –, buu isku dayay uga tagid maankiisa meel sababtu ka jirin. Waa ku guuleeystay. Inkastoo uusanin u fahmin sidaas. Isagoo ka fikirin wuxuu sameeynayay, buu kabaday qaxweha. Aminkaasi wuxuu waaray intii ee caruurnimadiisa.

Qoraa: Rafael R. Valcárcel
Dal: Berú
Sheeko: Gaaban
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid




Un sorbo en blanco y negro


–Esas fotos en blanco y negro, las personales en particular, me entristecen. Reacción relativamente normal. Lo desconcertante es que sean las más recientes las que agudicen ese sentimiento de añoranza, hasta el punto de quitarme el habla durante días. No puedo evitar verme 40 años mayor, echando de menos el presente.

Renato Llerena acercó la taza a sus labios, pero no llegó a sorber el café, únicamente inhaló su aroma. Era un placer infantil que se le hizo costumbre. No recordaba haberlo bebido nunca. Renato prosiguió…

–40 años mayor, lejos de este presente, de estos días próximos que aún no he vivido y que habrán pasado de mí sin darme apenas cuenta. ¡Por qué cuantos más años tengo todo se hace cada vez más fugaz! Mi niñez duró algo cercano a una eternidad; la adolescencia, menos de lo que hubiese querido. El resto se parece a un recuerdo ajeno, a las anécdotas de un amigo.

Miró a sus tres colegas, con quienes se reunía todos los jueves en el café Cordano. Desde un principio, acordaron que en cada sesión sólo uno tomaría la palabra. Tenían otros grupos para conversar. Renato prosiguió…

–Estoy casi seguro de que tiene que ver con la concentración. A mis 37 años he remplazado la edad por la relatividad del tiempo y es indiscutible que fui niño hace uno o dos días. Y es porque ahora no me concentro en el presente. Mis acciones las realizo pensando en el pasado y en el futuro, en el por qué y para qué, y lo que hago no dura, no se ensancha en el instante.

Su mirada contempló la nada y el brillo húmedo de sus ojos agregó unas cuantas palabras. Los tres colegas no perdieron detalle, escucharon todo. El camarero los interrumpió con una nueva ronda de cafés. Renato prosiguió…

–¿Estoy casi seguro? Es más probable que desee creerlo. Uno recuerda los sucesos de la infancia, pero no la forma de concebirla, de entender la razón de cómo eternizarla. Uno ahora sólo alcanza a especular, pero no hay certezas, porque un niño no analiza su circunstancia, simplemente se dedica a explorar cada segundo, sin ningún interés de cronometrarlo.

Sus tres colegas, aprovechando la pausa, se acercaron el café a los labios, pero no lo sorbieron, únicamente inhalaron su aroma. Era una costumbre aprendida de quien ese día tomaba la palabra. Renato prosiguió…

–Y más allá de cualquier demostración, a favor o en contra, es evidente que.

Renato, que iba a continuar la frase, abrió la boca, mas no salió palabra. Sus colegas se quedaron con un sutil sinsabor. El aroma del ambiente lo disipó. De vez en cuando, solían echar de menos el beber café. Renato prosiguió…

–¿En cuánto influirá que los adultos tengamos consciencia de nuestra existencia efímera? Si uno no pensara en ello, sentiría que es eterno y no tendría sentido fragmentar el tiempo. Toda acción duraría igual que otra. ¿Y la curiosidad? ¿El deseo? ¿El miedo? Al fin y al cabo son información que acelera o ralentiza cada momento. ¿La ignorancia te acerca a la eternidad del instante y el conocimiento a la intangibilidad del porvenir?

Perdido entre sus conjeturas y dudas –agobiado–, intentó dejar su mente fuera del alcance de la razón. Lo consiguió. Aunque él no lo entendió así. Sin pensar en lo que hacía, dio un sorbo al café. Ese instante duró toda su niñez.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...