domingo, 21 de noviembre de 2010

Let's do it

Heesaa: Ella Fitzgerald (1956)
Miraha: Cole Albert Porter (1928)
Nooca: Jazz
Dal: Maraykanka
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid


Shinbirahaa sameeya, Shinidaa sameeysa
Xataa Booddooyinka aqoonta lehaa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Isbaanya, muulka dabaqadda saraa sameeya
Lituwaanada iyo Latfigaa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Hollanka ee Amistardamka qadiinkaa sameeya
Haba sheegin Finka
Dadka Siyaamkaa sameeya – ka fikir mataanada siyaamka

Qaar dandaranoo Arjantiiniyaa sameeya
Dadkaa dhahoo Boston xataa digirtaa sameeysa
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Isfanjiyada romaantigaa sameeya, bay dhahaan
Lohodyadii “Oyster Bay” baa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Lohodyo-cagaleydii “Cape Cod” qabow, rabitaankooda ka soo horjeedaa sameeya
Xataa caajisleyda Qasaanqastaa sameeysa
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Aan ku daroo Abeesobadeedyadii danabeedaa sameeya
Inkastuu korontoqabsiiyo, waan ogahay
Maxaa loo waydiin hadduu Alosaha sameeyo – miisadeege ii keen
"ugxanta Alosaha"

Biyaha dabaanka Indhomidigyodaa ku sameeya
Malaaydahabkaa baaquligiisa ku sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Jabaanka gabowga, kulligoodaa wada sameeya
Arligaa Sámiga sare, yaryarkoodaa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Jimbaansiiyada carawada xayawaankaa sameeya
Qaar Kangaruu geesiyaa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Waan hubaa Giriyadaa si qarsooni u sameeya
Xataa Baqalyeyaasha duulayaa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Aan ku daroo Abeesobadeedyadii danabeedaa sameeya
Inkastuu korontoqabsiiyo, waan ogahay
Maxaa loo waydiin hadduu Alosaha sameeyo – garçon de
"ugxanta Alosaha"

Dunidaa qiradta Madaxkutida godadka ku jiraa sameeya
Xataa eeyga Bekines, Ritz joogaa sameeya
Aanu sameeyno, aanu isla qabsanno jaceelka

Boqortooyadaa ku sameeyn jiray “sans regret”
Una tixgalin jiray maadeeys
Marie-Antoinette baa sameeyn jirtay -
Napoléon iyo la’aantiisaba.


Birds do it, bees do it
Even educated fleas do it
Let's do it, let's fall in love

In spain, the best upper sets do it

Lithuanians and letts do it
Let's do it, let's fall in love

The dutch in old amsterdam do it
Not to mention the fins
Folks in siam do it - think of siamese twins

Some argentines, without means, do it
People say in boston even beans do it
Let's do it, let's fall in love

Romantic sponges, they say, do it
Oysters down in oyster bay do it
Let's do it, let's fall in love

Cold cape cod clams, against their wish, do it
Even lazy jellyfish, do it
Let's do it, let's fall in love

Electric eels I might add do it
Though it shocks em I know
Why ask if shad do it - waiter bring me
"shad roe"

In shallow shoals english soles do it
Goldfish in the privacy of bowls do it
Let's do it, let's fall in love


In old japan, all the japs do it
Up in lapland little laps do it
Let's do it, let's fall in love

The chimpanzees in the zoos do it
Some courageous kangaroos do it
Let's do it, let's
Fall in love

I'm sure giraffes on the sly do it
Even eagles as they fly do it
Let's do it, let's fall
In love

Electric eels I might add do it
Though it shocks em I know
Why ask if shad do it - garcon de
"shad roe"

The world admits bears in pits do it
Even pekingeses at the ritz do it
Let's do it, let's
Fall in love

The royal set sans regret did it
And they considered it fun
Marie antoinette did it -
With or without napoleon

*“Eagle” lagama helo Soomaaliya. Baqalye iyo Galayr ayaa ah kuwa ugu dhow.

lunes, 1 de noviembre de 2010

Maanso 658



Maansoole: Ono no Komachi 小野 小町
Dal: Jabaan 日本
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid


Inkastaan riyo dhaxdeeda
ugaga nasanin lugeeyn,
dhabyaalkii,
araggaada uun
waasanin la gaarin.


夢ぢには
あしもやすめず
かよへども
うつつにひとめ
見しごとはあらず

yumeji ni wa
ashi mo yasumezu
kayoedomo
utsutsu ni hitome
mishigoto wa arazu
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...