lunes, 16 de mayo de 2011

Danbiile - Sinnerman

Heesaa: Nina Simone
Nooc: Jazz
La soo sii daayay: (Pastel Blues: 1965)
Dal: Maraykanka
Turjumay: Samatar Maxamad Siciid



Danbiile halkee u carartaa
Danbiile halkee u carartaa
Halkee u carartaa
Maalintaas dhan

Fariid, waxaan u cararaa casha
Fadlan i qari waxaan u cararaa casha
Fadlan i qari waxaan u cararaa casha
Fadlan i qari Rabbigay
Maalintaas dhan

Fariid: cashaa ku cabadtay
Ma ku qarin karo: cashaa ku cabadtay
Ma ku qarin karo: cashaa ku cabadtay
Ma ku qarinayo waa iga Ilaah
Maalintaas dhan

Waxaan dhahay, casha! Maxaa ku haysta? Casha!
Ma u jeedid inaan kuu baahan ahay
Haygu sayrin
Maalintaas dhan

Marka waxaan u cararaa wabiga
Wuu dhiigaabayay, waxaan u cararaa badda
Way dhiigaabaysay, waxaan u cararaa badda
Way dhiigaabaysay, maalintaas dhan

Marka, waxaan u cararaa badda, way karkaraysay
Waxaan u cararaa badda, way karkaraysay
Waxaan u cararaa badda, way karkaraysay
Maalintaas dhan

Marka, waxaan u cararaa Rabbiga
Fadlan i gargaar Rabbigay
Ma u jeedid inaan ku tuugayo
Ma u jeedid inaan jilbojab kugu tuugayo

Laakiin Rabbiga wuxuu dhahay
Aad shaydaanka
Rabbiga wuxuu dhahay
Aad shaydaanka
Wuxuu dhahay aad shaydaanka
Maalintaas dhan

Marka, waxaan u cararaa shaydaanka
Wuu i sugayay
Waxaan u cararaa shaydaanka, wuu i sugayay
Waxaan u cararaa shaydaanka, wuu i sugagay
Maalintaas dhan

Waxaan ku baroortay -
Awoodda !
(Awoodda Rabbigaa leh)
[8x]
Xagga awoodda Rabbi,
(Awoodda Rabbiggaa leh),
[4x]
Awoodda !
(Awoodda Rabbiggaa leh)
[12x]

Haahay

Ooh, waxaan u cararaa wabiga
Wuu karkarayay, waxaan u cararaa badda
Way karkaraysay, waxaan u cararaa badda
Way karkaraysay, maalintaas dhan

Marka, waxaan u cararaa Rabbiga
Waxaan dhahay Rabbi i gargaar
Fadlan i qari
Fadlan i qari
Maalintaas dhan

Wuxuu dhahay ninyahow halkee jirtay
Markay ahayd inaad tukadtid

Rabbi Rabbi maqal tuugitaankayga
Rabbi Rabbi maqal tuugitaankayga
Rabbi Rabbi maqal tuugitaankayga
Maalintaas dhan

Danbiile waa inaad tukadtaa
Waa inaad tukadtaa danbiile
Waa inaad tukadtaa maalintaas dhan

Waxaan ku baroortay -
Awoodda !
(Awoodda Rabbigaa leh)
[12x]
Tuko !
(Awoodda Rabbiggaa leh)
[3x]
Awoodda !
(Awoodda Rabbiggaa leh)
[3x]
Ooh! Wooh!,
Awoodda, Awoodda, xagga Rabbi
Ma ogid inaan kuu baahan ahay, Rabbi
Ma ogid inaan kuu baahan ahay
Ma ogid inaan kuu baahan ahay
Awoodda, xagga Rabbi!



Sinnerman where you gonna run to
Sinnerman where you gonna run to
Where you gunna run to
All along that day

Well I run to the rock
Please hide me I run to the rock
Please hide me I run to the rock
Please hide me lord
All along that day

Well the rock cried out
I can’t hide you the rock cried out
I can’t hide you the rock cried out
I ain’t gonna hide you god
All along that day

I said rock what’s a matter with you rock
Don’t you see I need you rock
Don’t let down
All along that day

So I run to the river
It was bleedin I run to the sea
It was bleedin I run to the sea
It was bleedin All along that day

So I run to the river it was boilin
I run to the sea it was boilin
I run to the sea it was boilin
All along that day

So I run to the lord
Please help me lord
Don’t you see me prayin
Don’t you see me down here prayin

But the lord said
Go to the devil
The lord said
Go to the devil
He said go to the devil
All along that day

So I run to the devil
He was waiting
I run to the devil he was waiting
I run to the devil he was waiting
All along that day

I cried -
POWER!
(Power to da Lord)
[8x]
Bring down,
(Power to da lord),
[4x]
POWER!
(power to da lord)
[12x]

Oh yeah

Oh I run to the river
It was boilin I run to the sea
It was boilin I run to the sea
It was boilin All along that day

So I run to the lord
I said lord hide me
Please hide me
Please help me
All along that day

He said child where were you
When you oughta been prayin

Lord lord hear me prayin
Lord lord hear me prayin
Lord lord hear me prayin
All along that day

Sinnerman you oughta be prayin
Oughta be prayin sinnerman
Oughta be prayin All along that day

I cried -
POWER!
(Power to da Lord)
[12x]
Go down
(Power to da Lord)
[3x]
POWER!
(Power to da Lord)
[3x]
Power, Power, Lord
Don't you know I need you Lord
Don't you know that I need you
Don't you know that I need you
Power, Lord!
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...