viernes, 1 de julio de 2011

Xabsiga

Maansooleha: Bo Carpelan
Dalka dhaladka: Finka
Afka maansada: Iswiidhish
Tarjumay: Samatar Maxamad Siciid

Gumeeysiga, bareer iyo qarsoon, waa dilaa.

Intay jirtay
fursad cararid
qof walba waa ku haray xabsiga.

Fursadda cararka
baa ahayd xorriyo qofna
rabay inuu lumiyo.

... Waxay dhahaan, maalin ee maalintan oo kale 1960kii ayay Soomaaliya madaxbanaani yeeladtay!
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...