miércoles, 14 de diciembre de 2011

Reerkii La Burburi!


Dhaqanguur dhaqangalin!

 
Dhageeysta naftiina oo isla hadlaya!
-Reerkii dib uma jiro!
Oo reerkii dib uma jiro baa?
Ii sheega: maxayd tahiin?


Musha watsakatika?

Mashaiwa dzimwe nyaya here?
Hanzi musha watsakatika!
Musha watsakatika nhai?
Aizve! Musha wacho chiiko?

Handiti musha ndimi!



Maansoole: Chirikuré Chirikuré
Dal: Simbaabwe
Af: ChiShona
Tarjumay: Samantar Maxamad siciid

jueves, 1 de diciembre de 2011

Miidaandayga Aminka

Maansoole: Andreas Gryphius
Dal: Jermal
Tarjumay: Samantar Maxamad Siciid






Ma aho sannadaha, kuwa aminku iga qaadtay;
Ma aho sannadaha, kuwa mindhaa i soo ag yimaada;
Hadka baa ah kayga, haddaanna u miidaandayo,
Kayga waaye, sannadka iyo abadnimada ka sameeysan.

Betrachtung der Zeit
Mein sind die Jahre nicht, die mir die Zeit genommen;
Mein sind die Jahre nicht, die etwa möchten kommen.
Der Augenblick ist mein, und nehm´ ich den in acht,
So ist der mein, der Jahr und Ewigkeit gemacht.
Related Posts Plugin for WordPress, Blogger...